Madaxweyne Farmaajo oo guddi u magacaabay kiiska Ikraan Tahliil

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay guddi baaritaan ku soo sameeya kiiska Ikraan Tahliil Faarax.

Guddigan ayaa waxaa hoggaaminaya Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida.

Madaxweynaha ayaa wareegto ku soo magacaabay Guddigan.

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com