Lafta-gareen oo magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Koonfur Galbeed

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa caawa magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha ayaa wareegto ku soo magacaabay Aadan Mukhtaar Suuriye in uu noqdo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com