Wasiirka Qorsheynta Somaliya oo la kulmay bulshada Garoowe (SAWIRRO)

Wasiirka Qorsheynta Somaliya, Jamaal Maxamed Xasan oo booqasho ku joogga Magaalada Garoowe ayaa kulan kula qaatay bulshada ku dhaqan magaaladaasi.

Kulanka ayaa waxaa ka qaybgalay masuuliyiinta deegaanka, madaxda ururrada siyaasadda iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Kulanka ayaa ahaa mid su’aalo lagu weydiinayay Wasiirka, iyadoona su’aaluhu la xiriireen maamulka deeqaha dalka, horumarinta qorshaha qaranka iyo xaaladda guud ee dalka.

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com