Ajakis oo maanta ku geeriyooday Magaalada Muqdisho

Alle ha u naxariistee waxaa maanta Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Cabdi Muriidi Dheere (Ajakis), oo dal iyo dibadba si weyn looga garanayay.

Ajakis oo ka tirsanaa hawlwadeenada Universaltv ayaa maalmihii ugu dambeysay xaaladdiisa lagula tacaalayay Isbitaalka Yardımeli ee Magaalada Muqdisho.

Ajakis ayaa lagula cararay goobaha caafimaadka, ka dib markii uu xanuun ku soo booday, isagoo ku sugan xaafadiisa.

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com