Golaha Midowga Musharaxiinta ee Mucaaradka ayaa maanta ku baaqay in la joojiyo dagaalka maalintii saddexaad ka sii soconaya Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.
Dagaalkan ayaa u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Federaalka oo garabsanaya kuwa Galmudug iyo Xoogaga Ahlu Sunnada Gobolada Dhexe.
Halkan ka akhriso: Baaqa Midowga Musharaxiinta

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com