Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo tixraacaya Xeerkii Madaxweynaha Jamhuuriyadda ee la xiriiray Ilaalinta dhulalka danta guud ayaa magacaabay Guddiga Fulinta Xeerkii Madaxweyne, kuwaas oo kala ah:

1) Wasiirka Arrimaha Gudaha, Mukhtaar Xuseen Afrax Gudoomiye
2) Wasiirka Cadaaladda, Cabduqaadir Maxamed Nuur
3) Wasiirka Amniga Gudaha, Cabdullaahi Maxamed Nuur
4) Wasiirka Waxbarashada & Tacliinta Sare, Cabdullaahi Abuukar Xaaji (Carab).
Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com