Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Heer Federaal ayaa go’aan ka gaaray muranka hareeyay kursiga uu 1-dii bishan ku guuleystay Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), oo sidoo kale ah Ra’iisal Wasaare Kuxigeenka Dalka.
Guddiga Xalinta khilaafaadka ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay in sifo sharci ah loo maray, isla-markaana waafaqsan habraacii loo dejiyay doorashada, kursiga uu tirsigiisu yahay HOP239.
Qoraalka Guddiga ayaa u qornaa:-
Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com