Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa caawa war ka soo saaray gaabiska iyo dib u dhaca hareeyay doorashada dalka.
Warka ayaa lagu faray qaybaha kala duwan ee Guddiyada Doorashada in 16-ka bishan ay si rasmi ah u guda galaan Doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka.
Halkan ka akhriso warka ka soo baxay Guddiga Doorashooyinka Qaranka

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com