Rooble oo qaabilay Agaasime Goboleedka dalalka Carabta ee UNFPA

Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Agaasime Goboleedka dalalka Carabta ee UNFPA Lu’ay Shabaana oo ay ka wada hadleen dadaalada dowladda ee sameynta tirakoob dadweyne ka hor doorashada 2025.

Ra’iisal Wasaaraha ayaa sheegay in DFS ay ka go’an tahay hirgalinta tirkoobka isagoo ku dhiirigaliyay Hay’adda Istaatiistikada Qaranka in ay hormuud u noqoto xaqiijnta hadafkaas muhiimka u ah horumarka qaranka.

May be an image of 3 people, people sitting and people standing
May be an image of 6 people, people sitting and people standing
May be an image of 6 people, people standing and suit
May be an image of 5 people, people standing and suit

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com