Axmed Madoobe oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika ee dalka

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Midowga Afrika ee Somaliya, Amb Francisco Madeira xubno kale oo ka socotay Hawlgalka Midowga Afrika ee AMISOM.

Kulankan ayaa lagaga hadlay hawlgalada amni ee wadajirka ah iyo sidii la iskaga kaashan lahaa sugidda amniga doorashooyinka.

Waxaa kulankan Madaxweynaha kala qaybgalay Wasiirka Amniga, Yuusuf Xuseen Cismaan (Dhuumaal) iyo Saraakiisha Hay’adaha Amniga Jubbaland.

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com