Rooble oo Muqdisho ka furay shir looga hadlayo doorashooyinka

Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka furay shir looga hadlayo xilliga kala guurka dalka iyo weliba doorashooyinka.

Shirka ayaa waxaa ka qaybgalay wakiilo ka kala socda Dowlad Goboleedyada, bulshada rayidka, Beesha Caalamka iyo Hay’adaha Qaramada Midoobey.

Ra’iisal Wasaaraha ayaa sheegay inay go’aansadeen in la saxo wixii khaladaad ah ee jira, ayna xoojiyaan huftaanta iyo habsami u socodka doorashada.

“Waxaa iga go’aan in aan saxno wixii khaladaad ah ee jira, sarena u qaadno hufnaanta iyo habsami u socodka doorashada, sida ugu dhakhsiyaha badan.” Ayuu yiri Ra’iisal Wasaaraha.

Ra’iisal Wasaare Rooble ayaa yiri “Waxaan garowsanahay muhiimadda ay leedahay in ay qabsoonto doorasho hufan oo xalaal ah, laguna wada kalsoonaan karo, si nabad ahna ku dhacda.”

May be an image of 1 person and sitting
May be an image of 6 people and people standing
May be an image of 3 people, people sitting, people standing and indoor
May be an image of 6 people, people sitting and people standing
May be an image of 2 people and suit
May be an image of 3 people, people sitting and suit
May be an image of 5 people and people sitting
May be an image of 1 person
May be an image of 1 person and sitting
May be an image of 3 people, people sitting and people standing
May be an image of 2 people and people sitting
May be an image of 3 people, people sitting and indoor
May be an image of 5 people, people sitting, people standing and indoor
May be an image of 7 people and people standing
May be an image of 2 people and people standing
May be an image of 5 people, people standing, people sitting and indoor

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com