Somaliland oo digniin u jeedisay dadka ka qaybgelaya siyaasadda Somaliya

Somaliland ayaa ka mamnuucday dadka ku nool deegaanadeeda inay ka qaybgalaan arrimaha siyaasadda ee Somaliya, sida lagu sheegay wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Somaliland ayaa sheegtay in tallaabo adag laga qaadi doono dadka lagu helo inay ka qaybgelayaan siyaasadda Somaliya.

Akhriso wareegtada:-

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com