Rooble oo eryay xubno ka tirsan Guddiga Xalinta Khilaafaadka

Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xilka ka qaaday xubno ka tirsan Guddiga Xalinta Khilaafaadka ee Doorashooyinka Heer Federaal.

Xubnaha xilka laga qaaday ayaa lagu eedeeyay inay ka gaabiyeen waajibaadkii loo igmaday, kuna milmeen siyaasadda.

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com