Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweynaha Puntland ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho, ka dib markii uu ka ambabaxay Magaalada Garoowe.
Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada ee Xukuumadda iyo masuuliyiin kale ayaa Madaxweynaha ku soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde.
Madaxweynaha Puntland ayaa Caasimadda Muqdisho kaga qaybgelaya Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka, ee 21-kii December uu ku baaqay Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

























Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com