Rooble & Madaxda Dowlad Goboleedkada oo la kulmay Wakiilada Caalamka

Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Wakiilada Beesha Caalamka.

War ka soo baxay Xafiiska Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu sheegay in labada dhinac ka wada hadlee dardargelinta doorashooyinka dalka.

Ra’iisal Wasaare Rooble ayaa sheegay inay ka go’an tahay in sida ugu dhakhsiyaha badan loo soo geba-gabeeyo doorashada, iyadoo turxaan bixinta iyo toosinta wixii ka soo laabtay lagala tashanayo dhammaan dhinacyada ay khuseyso, sida Midowga Musharaxiinta, Bulshada Rayidka, haweenka iyo daneeeyeyaasha kale.

Ra’iisal Wasaaraha ayaa Beesha Caalamka uga mahadceliyay taageeradooda dowlad-dhiska Somaliya.

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo maalintii 2aad galay ayaa ka socdo Xerada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho.

May be an image of 1 person and sitting
May be an image of 11 people, people standing and indoor
May be an image of 11 people, people standing and indoor
May be an image of 15 people, people standing and indoor
May be an image of 5 people, people sitting and people standing
May be an image of 6 people, people standing and suit
May be an image of 4 people and people standing
May be an image of 7 people, people sitting, people standing and indoor
May be an image of 6 people, people sitting and people standing
May be an image of 5 people and people sitting
May be an image of 2 people, people sitting and indoor
May be an image of 3 people, people sitting, people standing and indoor
May be an image of 3 people and indoor
May be an image of 8 people
May be an image of 8 people

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com