Guddiga Doorashada Puntland oo dib u dhigay doorashada 5 kursi

Guddiga Doorashada Puntland ayaa dib u dhigay doorashada 5 ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka.

Diiwaangelinta iyo shaacinta liiska Guddiyada Xulista Ergada oo ku beegneyd maanta ayaa dib loo dhigay berrito oo Jimco ah, sida ku cad qoraal ka soo baxay Guddiga Doorashada Puntland.

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com