Guddiga Doorashada Jubbaland oo shaaciyay odayaasha soo xulaya ergada 3 kursi

Guddiga Doorashada Jubbaland ayaa soo saaray liiska Odayaasha Dhaqanka iyo Xubnaha Bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada soo dooraneysa 3 ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland.

Kuraastan oo kala ah #HOP126, #HOP118 iyo #HOP127 ayaa ka mid ah 14 kursi, oo dhawaan uu Guddiga Doorashada Jubbaland shaaciyay.

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com