Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed ayaa goor dambe oo xalay ahayd soo saaray liiska 5 kursi, oo doorashadooda ay qaban doonaan maalmaha soo socda.
“Waxaan Guddiga Doorashada Heer Federaaal (FEIT) ku wargelinaynaa liiska kuraasta Baarlamaanka Golaha Shacabka ee qorsheynayno in aan qabano toddobaadka soo socda, kuwaas oo tirsigoodu hoos ku xusan yahay.”
Kuraastan ayaa kala ah #HOP188, #HOP185, #HOP175, #HOP159 iyo #HOP177.
Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com