Guddiga Doorashada Galmudug oo soo saaray jadwalka 5 kursi

Guddiga Doorashada Galmudug ayaa galabta shaaciyay jadwalka 5 kursi, oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Galmudug.

Kuraasta jadwalkooda la soo saaray ayaa kala ah #HOP139, #HOP055, #HOP051, #HOP049 iyo HOP012.

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com