Guddiga Doorashada Gobolada Waqooyi ayaa muddeeyay doorashada 7 kursi, oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Gobolada Waqooyi, kuwaa oo doorashadooda la qaban doono 16-ka bishan.
Guddiga Doorashada ayaa musharaxiinta Xildhibaanada iyo ergada soo dooraneysa kuraastaasi ku wargeliyay inay u diyaargaroobaan diiwaangelinta maalmaha ku muddeysan jaantuska warqadooda.
Kuraastan ayaa kala ah #HOP212, #HOP207, #HOP246, #HOP258, #HOP259, #HOP243 iyo #HOP206.
Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com