Guddiga Doorashada Jubbaland oo shaaciyay xubnaha soo xulaya ergada 5 kursi

Guddiga Doorashada Jubbaland ayaa caawa shaaciyay liiska Odayaasha Dhaqanka iyo Xubnaha Bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada soo dooraneysa 5 kursi, oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland.

Kuraastan oo kala ah #HOP072, #HOP079, #HOP136, #HOP112 iyo #HOP130 ayaa doorashadoodu la qaban doonnaa 22-ka bishan, sida uu hol horaba uu guddigu shaaciyay.

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com