R/wasaare Rooble oo la kulmay Danjire Bankole Adeoye (SAWIRRO)

Ra’iisul Wasaaraha XFS, Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda Amniga iyo Nabadgelyada ee Midowga Afrika Danjire Bankole Adeoye oo booqasho ku jooga dalka.

Labada dhinac ayaa ka wada hadlay kaalinta Midowga Afrika ee nabadeynta Somaliya iyo doorka AMISOM ee sugidda amniga doorashooyinka dalka.

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com