Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud u magacaabay Cilmi Cali Cabdi.
Wareegto ka soo baxday Madaxtooyada Galmudug ayaa lagu sheegay in Madaxweynuhu, markii uu arkay khibrada shaqo ee Cilmi Cali Cabdi uu u magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud.
Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com