Waxaa maanta bilowday diiwaangelinta musharaxiinta u tartamaya xilka Madaxweynaha Somaliya, iyadoona ay diiwaangelintu ku egtahay maalinta Talaadada.
Guddiga Doorashada Madaxweynaha ayaa maanta diiwaangeliyay illaa toban musharax, iyadoona musharax kasta oo shuruudaha buuxiyay la guddoonsiinayay shahaadada musharaxnimo.
Musharaxiinta maanta shahaadooyinka qaatay ayaa kala ah:-
1- Shariif Sheekh Axmed
2- Daahir Maxamuud Geelle
3- Bashiir Xaaji Cali
4- Cabdulqaadir Cosoble Cali
5- Cabdullaahi Cali Xasan
6- Xasan Cali Khayre
7- Cabdinuur Sheekh Maxamed
8- Cabdikariin Xuseen Guuleed
9- Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame
10- Cabdiraxmaan Macalin Axmed Ablaal
Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com