Magacyada: 32 musharax oo loo diiwaangeliyay Doorashada Madaxweynaha

Guddiga Doorashada Madaxweynaha ayaa sheegay in 32 musharax, ay illaa iyo haatan isu diiwaangeliyeen Doorashada Madaxweynaha, waana xilli 10-ka bishan oo berrito ku beegan lagu wado in la soo geba-gabeeyo diiwaangelinta musharaxiinta.

Guddiga ayaa sheegay in shalay la diiwaangeliyay 10 musharax, halka maantana la diiwaangeliyay 22 kale.

Musharaxiinta maanta qaatay shahaadada musharaxnimo ayaa waxaa ka mid ah Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyadoo Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan ay tahay haweeneyda keliya, ee illaa haatan la guddoonsiiyay shahaadada doorashada.

Musharaxiinta la diiwaangeliyay ayaa kala ah:-

Shariif Sheekh Axmed
Daahir Maxamuud Geelle
Bashiir Xaaji Cali
Cabdulqaadir Cosoble Cali
Cabdullaahi Cali Xasan

Xasan Cali Khayre
Cabdinuur Sheekh Maxamed
Cabdikariin Xuseen Guuleed
Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame
Cabdiraxmaan Macalin Axmed Ablaal

Saciid Ciise Maxamuud
Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi
Axmed Ducaale Geelle Xaaf
Mahad Axmed Diiriye
Mukhtaar Maxamed Sayid

Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan
Nucmaan Sheekh Cumar
Ridwaan Xersi Maxamed
Xasan Sheekh Maxamuud
Maxamuud Daahir Aweys

Cumar Cabdulqaadir Axmed
Jamaal Axmed Ibraahim
Cabdulqaadir Xuseen Maxamed (Jaahweyn).
Cabdi Aadan Hoosow
Cabdulqaadir Sheekh Cali (Baqdaadi)

Cabdi Maxamed Kuusow
Cabdullaahi Cali Axmed
Xuseen Cabdi Nuurow
Jibriil Ibraahim Cabdulle
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

Abuukar Aadan Cabdulle
Cabdinaasir Cabdulle Maxamed

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com