Aadan Madoobe oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee dalka

Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa maanta Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee dalka, Salah Elguneid

Safiirka oo Gudoomiyaha uga mahadceliyay soo dhaweynta ayaa soo jeediyay in Baarlamaanka Federaalka uu kaalin muuqato ku yeesho Jaamacadda Carabta.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa Jamaacadda carabta ku ammaanay doorka muhiimka ah ay ku leedahay iskaashiga dhanka horumarada iyo tayeynta howlwadeenada Golaha Shacabka.

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com