Ra’iisal Wasaare Rooble oo guddi u magacaabay maalmaha xorriyada

Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddi ka kooban 16 xubnood u magacaabay qabanqaabada xuska sanad guurada 62aad ee maalmaha xorriyadda ee 26-ka June iyo 1-da Luulyo.

Guddigan ayaa Gudoomiye looga dhigay Wasiirka Warfaafinta, Cismaan Abokar Dubbe, halka Cabdullaahi Maxamed Nuur, Wasiirka Amniga Gudaha looga dhigay Gudoomiye Kuxigeen.

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com