Liiska magacyada Golaha Deegaanka Dhuusamareeb oo la shaaciyay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug ayaa shaacisay liiska magacyada Xubnaha Golaha Deegaanka ee Degmada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug, oo ka kooban 33 xubnood.

Dadka reer Dhuusamareeb ayaa Isniintii iyo Talaadadii kala doortay xubnaha cusub ee ku metelaya Golaha Deegaanka, ee ay markii ugu horreysay yeelanayso magaaladaasi.

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com