Dowladda Federaalka oo baaq u jeedisay dhinacyada ku dagaalamaya Baydhabo

Dowladda Federaalka ayaa sheegtay inay ka xun tahay dagaalka saaka ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta ayaa dhinacyada loogu baaqay inay miiska wada hadalada ku xaliyaan is mari-waaga siyaasadeed ee u dhaxeeya, isla-markaana ay ka fogaadaan in dhiig la daadiyo.

Qoraalka ayaa u qornaa:-

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com