Wararka Maanta

Halyeeygii kubadda cagta Diego Maradona oo geeriyooday

Halyeeygii kubadda cagta ee reer Argentine, Diego Maradona ayaa geeriyooday, isagoo jira 60 sano, ka dib markii uu wadnaha istaagay.