24.8 C
Mogadishu
Sunday, August 14, 2022

Ooops... Error 404

Sorry, but the page you are looking for doesn't exist.

Dowladda Emirate-ka oo deeq raashiin ku wareejisay Dowladda Federaalka (SAWIRRO)

Dowladda Emirate-ka Carabta ayaa maanta deeq raashiin ku wareejisay Dowladda Federaalka, iyadoona loogu talagalay dadka ay abaaruhu saameeyeen. Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha, Xirsi Jaamac...

Laftagareen oo shir degdeg ah isugu yeeray Saraakiisha Ciidamada (SAWIRRO)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa shir degdeg ah isugu yeeray Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida, isagoona kala hadlay arrimo khuseeya amniga. Shirka oo...

Wararkii ugu dambeeyay doorashada madaxtinimada ee Kenya

Gaabis badan ayaa ka muuqanaya tirinta codadka ee doorashada madaxtinimada ee dalka Kenya, inkastoo Guddiga Doorashooyinka ay haystaan muddo toddobaad ah, oo ay ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo aad ula dardaarmay dadka reer Somaliland

Madaxweynaha Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay mudaaharaadyadii rabshadaha xigay ee Khamiistii ka dhacay qaar ka mid ah Magaalooyinka Somaliland, ee la xiriiray...

Hoyga Ex Madaxweyne Trump oo laga helay dokumentiyo sir qaran

Hay’adda FBI-da Mareykanka ayaa ka heshay guriga Madaxweynihii hore ee Mareykanka,  Donald Trump dokumentiyo lagu calaamadiyay inay yihiin 'sir qaran' oo loo ogol yahay...

Salman Rushdie oo dhaawac halis ah loogu gaystay dalka Mareykanka

Qoraaga lagu magacaabo Salman Rushdie ayaa Jimcihii si xun loogu dhaawacay Magaalada New York ee dalka Mareykanka, xilli uu ku sugnaa madal uu khudbad...

Wararkii ugu dambeeyay ismiidaamin ka dhacday Degmada Afgooye (SAWIRRO)

Nin la socday mooto bajaaj lagu soo raray walxaha qarxa ayaa duhurnimadii maanta waxa uu Degmada Afgooye ku beegsaday Gudoomiye Kuxigeenkii hore amniga ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka ku soo laabtay

Madaxweynaha Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku joogay dalka Uganda ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka. Madaxweynaha ayaa...

Stay Connected

0FansLike
3,432FollowersFollow
0SubscribersSubscribe
- Advertisement -spot_img

Latest Articles