Home Wararka Maanta Saraakiil ka socota dalalka Safka hore ee dagaalka Al-Shabaab oo ku kulmay Muqdisho

Saraakiil ka socota dalalka Safka hore ee dagaalka Al-Shabaab oo ku kulmay Muqdisho

by admin

Shir ay isugu yimaadeen dalalka Safka hore ee hoggaaminaayo hawlgalka ka dhanka ah kooxaha khawaarijta, ayaa ka qabsoomay xarunta talidka ee Ciidanka ee magaalada Muqdisho.

Kulankan, ayaa waxa guddoominayey Taliyaha Ciidanka hawlgalka wada jirka ah Generaal Maxamed Cali Bariise,iyadoo kulankan diirada lagu saaray muhiimada hawlgalkan wada jirka ah iyo sidii bulshada qeyb uga noqon lahayd si feynta khawaarijta.

Kulankan, ayaa waxa kasoo qeyb galay saraakiil ka socotay dalalka Safka hore ee kala ah Jabuuti,Ethiopia,Kenya iyo Safiir ku-xigeenka Safaaradda Maraykanka ee Muqdisho.

Nagala soo xiriir: dhacdo@gmail.com

You may also like

Nagala soo xiriir: dhacdo@gmail.com

Copyright © 2023 Dhacdo.com All Rights Reserved.

Designed & Developed by  KaDiiL Technology Inc